Senataro laga saaray kulanka uu Baarlamaanka ku hartagayo Farmaajo iyo Sababta keentay

Waxaa goordhaw lagu wadaa in Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu hortago Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya si uu khudbad uu uga hadlayo xaalada siyaasadeed ee dalka uga jeediyo. Kulanka uu markii hore codsaday Madaxweyne Farmaajo in ay kasoo qeyb galaan Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka, hasa ahaatee gudoonka aqalka sare ayaa sheegay … Continue reading Senataro laga saaray kulanka uu Baarlamaanka ku hartagayo Farmaajo iyo Sababta keentay